NEWS IN ENGLISH

Shirkado Shisheeye oo Saf u soo galay sidii Ay Puntland qandaraasyo uga heli lahaayeen. »

puntland-map0

Tan iyo Markii si rasmiya loogu dhawaaqay in degaanada Puntland laga bilaabay soo saarida khayraadka dabiiciga ah ee ku jira dhulkeeda Gaar’ahaan Qodista Shidaalka Cegaaga Dhulka Puntland waxaa isa soo taraayey Shirkado Ajaanib ah oo xiriiro kala duwan la soo samaynaaya Dawlada Puntland kuwaas oo…

Jan 28 2012 / No Comment / Read More »

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Puntland oo lagu dilay Degmada Baargaal. »

Shalay Galabnimadii Ayaa Allaha u naxa Riiste Waxaa Degmada Baargaal Ee Gobalka Bari lagu dilay Xildhabaan Bile Maxamuud Yuusuf oo kamid ahaa Baarlamanka Puntland kuwooda ugu Firfircoon, Xildhibaanka oo malin ka hor ka baxay Magaalada Bosaaso ayey Dablaydan hubasani la sheegaya inay u gashay wadada.…

Jan 28 2012 / No Comment / Read More »

R/wasare Gaas oo Maanta isku Shaandhayn ku Sameeyay Xukuumadiisa »

War saxaafadeed maanta ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, isla markaasna uu ansixiyey Madaxweynaha dowladda KMG ah ayaa lagu soo bandhigay isku shaandheyn lagu sameeyey Wasiiru-dowlayaasha iyo Wasiir ku xigeennada xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya. Laga billaabo marka uu Madaxweynuhu…

Jan 27 2012 / No Comment / Read More »

Holland: Ka soo qaybgal Shirka Horumarinta Biyaha puntland »

KaaloNederland waxay qabanaysaa 28- janaayo- 2012 wada hadal iyo doodo ay ka soo qayb galayaa hay’ado ka dhisan wadanka Holland  iyo waliba gudoomiyaha kaalo-somalia ahna madaxweynaha jamacada (Puntland State Universaty  PSU) Dr maxamud sheekh xaamud waxaana  looga hadli doono sidii loo horumarin lahaa waxna looga qaban…

Jan 26 2012 / No Comment / Read More »

Dagaal ka qarxay duleedka magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn »

agaal xooggan ayaa waxaa uu dhawaan ka qarxay Deegaan lagu magcaabo Sool-joogto oo qiyaastii 30-KM kaga beegan dhinaca Woqooyi Magaalada Buuhuudle ee xarunta Gobolka Cayn , Dagaalka ayaa qaraxay ka dib markii ciidamo ka tirsan S/lland oo ku hubaysan gaadiid dagaal ay weerar ku qaadeen…

Jan 26 2012 / No Comment / Read More »

Faah Faahin ka soo baxaysa dab xalay basbeeliyey qaybo kamid suuqa Xamarweyne. »

Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dab qasaaro gaystay oo xalay ka kacay Suuqa degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir. Xalay ayaa markii uu dabka ka kacay Suuqa degmada Xamar-weyne waxaa jiray dad isugu jiray ganacsato iyo kuwa kale oo deegaanka ah islamarkaana gurmed u…

Jan 26 2012 / No Comment / Read More »

Caalin:- Waan soo dhaweynaynaa Talaabada uu Maraykanku ku soo Furtay Josica Bechanan iyo Poul hegan. »

Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweeyay howlgalkii Ciidamada dowladda Maraykanka ay si xoog kaga furteen kooxaha burcad badeeda shaqaale ajinabi ah oo in muddo ah u afduubnaa. Max’ed Axmed Caalin, Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo maanta saxaafadda kula hadlayay degmada Hobyo ayaa waxa uu ka hadlay…

Jan 26 2012 / No Comment / Read More »

Dab oo xoog badan oo kakacay Suuqa Xamarweyne. »

Dab aad uxoogan isla markaana saameen xoogan geestay ayaa waxa uu daqiiqado kahor ka kacay suuqa degmada Xamarweyne oo kamid ah suuqyada ugu waaweyn ee magaalada Muqdisho Goob joogayaal kusugan gudaha suuqa Xamaweyne ayaa kusoo waramaya in dabkani uu yahay mid xoogan kana bilowday dhanka…

Jan 26 2012 / No Comment / Read More »

Maraykanka oo soo Furtay Lahaystayaal lagu haystay Bartamaha Somaaliya. »

Diyaarado dagaal oo aan si rasmi ah loo aqoonsan dalalka laga leeyahay ayaa xalay saqdii dhexe weerar ku qaaday xadka ay wadaagaan gobalada Mudug iyo Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya, halkaas oo ay ku weerareen kooxo Burcad Badeed ah. Diyaaradahan ayaa 09:00 fiidnimo ee xalay…

Jan 26 2012 / No Comment / Read More »

Mudaharaad ka dhacay Badhan iyo Cadami oo Dirqi uga baxsaday Magaaladasi. »

Saaka ayaa waxaa gebi ahaanba la xirey meheradihii, iskooladii iyo dhamaan goobihii hawlaha guud iyadoo dadka Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ay u dareereen banaanbax looga soo horjeedo Maamulka Somaliland isku magcaabay iyo xasuuqa uu ka wado Gobolka Sool gaar ahaan caasimada gobolkaasi ee Laascaanood.…

Jan 25 2012 / No Comment / Read More »

Xafiiska qaramada midoobey Ee UNPOS oo 21 Sano kadib maanta loo soo raraayo Muqdisho. »

Magaalada Muqdisho oo maanta laga furaayo Xafiiska QM ee siyaasadda Soomaaliya UNPOS iyo qaar ka mid ah Xafiisyada UN-ka. Xarunta Xalane ee duleedka magaalada Muqdisho waxaa iminka ka socota qabanqaabo xoogan oo loogu jiro sidii xariga looga jari lahaa xafiiska siyaasadda QM u qaabilsan Soomaaliya…

Jan 24 2012 / No Comment / Read More »

Faah faahin ka soo baxaysa qarax Gilgilay Baledweyne. »

faah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa weerar ismiidaamin ah oo saaka lagu qaaday Xarunta gobolka Hiiraan ee Baladweyne. Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in weerar ismiidaamin ah uu ka dhacay magaalada Baladweyne gaar ahaan Xarunta gobolka Hiiraan…

Jan 24 2012 / No Comment / Read More »

Dardarta Somaliland iyo Dareen la’aanta Puntland. »

Marka Hore Mahad oo dhan waxay u sugnaatay illaahi noo suura galiyey  Garasho iyo Caqli aan wax ku garano wixii aan garnayna aan ku gudbino, intaa kadib waxaan donaaya inaan maqaalkan wax un kaga iraahdo Maamulka Somaliland oo Sanadkan cusub Ee 2012 dardar horleh galiyey qorshihiisa…

Jan 24 2012 / No Comment / Read More »

Khilaaf Xoogan oo soo dhex galay Kooxda Alshabab. »

Hogaanka ugu sareeya Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in uu soo kala dhexgalay khilaaf xoogan kadib markii diyaaradaha nuuca aan duuliyaha la heyn la sheegay inay dishay mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha Al Shabaab oo ku sugna duleedka Muqdisho. Galinkii dambe ee shalay ayaa…

Jan 23 2012 / No Comment / Read More »
Maqaallo

Holland: Ka soo qaybgal Shirka Horumarinta Biyaha puntland »

1

KaaloNederland waxay qabanaysaa 28- janaayo- 2012 wada hadal iyo doodo ay ka soo qayb galayaa hay’ado ka dhisan wadanka Holland  iyo waliba gudoomiyaha kaalo-somalia ahna madaxweynaha…

Jan 26 2012 / No Comment / Read More »

Dardarta Somaliland iyo Dareen la’aanta Puntland. »

trt

Marka Hore Mahad oo dhan waxay u sugnaatay illaahi noo suura galiyey  Garasho iyo Caqli aan wax ku garano wixii aan garnayna aan ku gudbino,…

Jan 24 2012 / No Comment / Read More »

C/samadow Hadal wax Mataree karid shacabka reer laascanod waraabaha rifaaya. »

Ali Shire

Tan iyo Markii ay gacanta Puntland ka baxday Magaalada Laascanod Ee Xarunta Gobalka Sool Sanadkii 2007 ayna u gacan gashay Somaliland waxaa Magaaladasi ka socday…

Jan 22 2012 / 1 Comment / Read More »

Aljazeera oo barnaamijkii dhaqaalaha ku soo qaadatay shidaalka Puntland (daawo video) »

Halkaan ka daawo (Aljazeera Waxay ka tiri Soo saarida Shidaalka Puntland…

Jan 21 2012 / No Comment / Read More »

Fadlan Caawi walaashaan Somaaliyeed Ee Dhibaataysa. »

GABADH-XANUUNSAN-2

Faadumo Maxamed Xirsi Cali waa gabar dhalinyaro ah, taas oo ay da’deedu 22-snao jir tahay mudo sanad ku dhowna la xanuunsanayd jirro aad u daran…

Jan 19 2012 / No Comment / Read More »
Caalami.com On Facebook
Polls

Sidee u aragtaa Qaabka ama Design ka Website kaan Cusub?

View Results

Loading ... Loading ...
Fadlan Caawi Ilmahaan Dhibaataysan!!!
http://www.youtube.com/watch?v=dLCm_rKO1H8
Wareysi

Faaqidaadda: Saameynta Dilkii Bin Laden ee ururka Alshabaab

BIN LADEN

Barnaamijka maanta waxa uu ka hadlayaa saameynta dilkii Bin Laden uu ku yeelan karo ururka Alshabaab ee Somalia. Waxa barnaamijka maanta ka qeyb galaya: 1- Bashiir Cumar Good…

May 8 2011 / Read More »

Dawlada Puntland oo diiday Mudo Kordhintii Baarlamaanka DKMG (Dhagayso)

Calanka Puntland

Dawlad Gobolleedka Puntland ayaa ka soo horjeestay muddo kordhinta ay sameysteen Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya. War qoraal ah oo laga soo saaray shir ay yeesheen golaha wasiirrada ee…

Feb 5 2011 / Read More »
Taniyadaha

Tatahniyad Dhalasho farxadleh

d

Hanbalyo Hanbalyo,Jabriil Khaliif Xayir iyo Laki Axmed Feera yare oo wiil Ugu Dhashay,Waddanka Holland gaar ah,aan Magaladda Zwolle ee Gobolka overijssel,Taariikhdu Markay ahayd 13-12-2011,wiilkaas oo loo baxshay, Nahyaan…

Dec 20 2011 / Read More »

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

hambalyo

Waxaa Hambalyo iyo Tahniyadba  diraya : Hooyo Safiyo Saciid Balaleti Burhaan Baal-Dooro Luul Baal-Dooro Sacdiyo Baal-Dooro Calwiyo Baal-Dooro Farxiyo Baal-Dooro leylo Baal-Dooro Sahro Baal-Dooro C/qaadir Baal-Dooro Maxamed Baal-Dooro iyo dhamaanba reer Farsamayaqaan Baaldooro waxay Hambalyo iyo…

Nov 12 2011 / Read More »

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by Zakaria